Qeexid

"Weji."

Qeexid Xigta

Urur u halgama xurriyad iyo madaxbannaani.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jabhad oo kali ah:
  • , oo uu Axmed Siilaanyo tegay London wuxuu markiiba ku biiray jabhaddii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM, isaga noqday wakiilka xafiiskii SNM ee London.
  • Wararka): Dagaalyahanada Jabhadda (LRA), ayaa weeraray tuullo ku taalla Waqooyiga Yugandha, Sidaas waxaa ku warramay war ay siidaayeen Ciidamada dalka Yugaandha.