Qeexid

"Shanqar yar. ld yabaq1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jabaq oo kali ah:
  • Sheekooyin badan oo jabaq uun ahaa ayuu isku tol-tolay oo sheeko qurux badan oo run u eg ka soo saaray.
  • Waxa dhegaha uu ugu deeqayaa jabaq guux yari ku jiro oo u eg in meel fog laga afuufayo.