Qeexid

"Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah."

Qeexid Kale

Fal natiijo xumi ka soo baxdo.

Qeexid Xigta

Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jab oo kali ah:
  • Wefdi ka socda Wasaarada Lacagta Dowlada Soomaaliya oo Maanta u Dhoofay Dalka Jabuuti Wasiirka Lacagta ayaa sidoo kale sheegay in sidoo kale halkaas kula kulmi doonaan Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Jabuuti iyo Diblomaasiyiinta Beesha Caalamka,..
  • Waxaad mooddaa madaxweynuhu in uu illaaway ama is-illawsiinayo dawladda loo doortay in ay tahay mid ku dhisan xeer jajab iyo qabiil, oo aan xammili karin go'aan qaadasho sidaas u fog iyo dhaqdhaqaaq milleteri oo sidaas u culus.