Qeexid

"Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba)."

Qeexid Kale

ld jaanqaadid.

Qeexid Xigta

Saanqaad; socod.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaanqaad oo kali ah:
  • ยท Waxaa sidoo kale iyana laga maarmaan ah in loo baahan yahay xilligan degaanaansho siyaasadeed oo suuro geliya dhameystirka hawlaha aan kor kusoo sheegnay kaasoo u baahan isla jaanqaad iyo wada-socodka dhammaan hay'adaha dastuuriga ah ee Dowladda KMG ah.
  • Axmed Yuusuf Yaasiin, kuna caddeeyey jiritaan qorshe qarsoon oo xukuumaddiisu kula jaanqaadayso dawladda dhowaan loo dhisay dalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Sh.