Qeexid

"eeg jaangoo. ld jaangooyo (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaangoyn oo kali ah:
  • Lacagtii aannu jaangoynay ee ahayd $300,000 ee dollar waxa uu ka dhigay $150,000.
  • J: Wasaaradda maaliyaddu waxay qiimaysaa jaangoyntii sannadkii hore, taas ayaa laga Shidaal qaadanayaa, ta kale aniga ila tashan maayaan ee waxay qaadanayaan dhukmantiskayaga.