Qeexid

"Qorshe habaysan oo la raaci karo."

Qeexid Xigta

ld jaangooyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaangooyo oo kali ah:
  • Haddaba, waxaa durbadiiba Xukumaddu ku tallabsatay in la tirakoobo shaqaalaha iyo ciidamada Dawladda, si loo ogaado inta dhab ahaan ka howlgasha hey’ad walba oo dawli ah, dabdeena la jaangooyo inta wasaarad ama hey’ad waliba u bahaan tahay.
  • Madaxweynaha DGPL ayaa horey jaangooyo uga sameeyay sarifka lacagaha Dollarka ah taas oo noqotey mid aan gabi ahaanba ka hirgalin gobolda Puntland madaama ay ka hor-timi qodob kamid shuruucda lagu barto cilmiga dhaqaalaha.