Qeexid

"(f.g) Wax qorshaysan samayn."

Qeexid Kale

(f.g) Kabo jaan u samayn.

Qeexid Xigta

(f.mg) Ku j.: wax, wax kale ka simid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaangoo oo kali ah:
  • Madaxweynaha DGPL ayaa horey jaangooyo uga sameeyay sarifka lacagaha Dollarka ah taas oo noqotey mid aan gabi ahaanba ka hirgalin gobolda Puntland madaama ay ka hor-timi qodob kamid shuruucda lagu barto cilmiga dhaqaalaha.
  • WDN: Maadaama aad ka mid ahayd madaxdii sare ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya bal waxoogaa nooga iftiimi shaqada Bankiga Dhexe iyo doorkii uu ku lahaa jaangooyada siyaasadda dhaqaalaha dalka?