Qeexid

"jaango'an f.mg4 (-'naa, -'nayd) Ku j.: wax, wax kale la cabbir ah ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaango oo kali ah:
  • Haddaba, waxaa durbadiiba Xukumaddu ku tallabsatay in la tirakoobo shaqaalaha iyo ciidamada Dawladda, si loo ogaado inta dhab ahaan ka howlgasha hey’ad walba oo dawli ah, dabdeena la jaangooyo inta wasaarad ama hey’ad waliba u bahaan tahay.
  • Carson, wuxuu sheegay in aan Maraykanku qorshayn, oo tilmaamin, oo uusan jaangoyn hawlaha military ee ay wado xukuumada Somalidu.