Qeexid

"Uun rooxaan ah oo aan aadamuhu arki karin; jinni."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaan oo kali ah:
  • Si kastaba Ciidamada Alshabaab ayaa markii ay halkaasi saaka tageen waxaa mar qura isaga baxay Magaalada madaxdii Maamulka gobolkaasi kuwaasoo meel ay cirib iyo jaan dhigeen aan la aqoon inakstoo la maleynayo inay isla gobolka meelo ka tirsan u fakadeen.
  • Ma diidayno inay doorashooyinku qabsoomaan nooc kasta ha ahaadeene, mana wanaagsana inaan lumino fursadda ama jaaniska inoo muuqda haatan oo ah (qunyar socde qodaxi ma muddo).