Qeexid

"(-iyo/-iyiin, m.dh) Qof ay u dhammaatay waxbarasho jaamacadeed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaamici oo kali ah:
  • Boorame, dadka faro ku tiriska ah ee Jaamiciyiinta ah ee ku soo laabtay Dalka si Ay u furaan Jaamicaddii u horaysay ee dalka laga furo, waxa ka mid ah Mudane Sulieman Ahmed Guuiled.
  • Haddaba dareenka ciida iyo damqashada dadkan murugoonaya ayey Sahra Abdi Ahemd ka wareysatey Sheekh Xassan Jaamici oo joogo Mineasota waxuuse Sheekhu ku horeynayaa ahmiyada maalinkan ee Islaamka.