Qeexid

"(-do, m.l) Xarun waxbarasho oo cilmi sare laga barto una qaybsan kulliyado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaamacad oo kali ah:
  • Cabdalla Cumar Mansuur oo ah khabiir aqoon cilmiyeed u leh dhaqanka iyo af Soomaaliga, isago shahaadada cilmi-afeedka iyo dhaqanka ka qaatay jaamacadda Roma.
  • Axmed waxa kale oo uu xusay inay Jaamacadda Hargeysa ku guuleystay in jaamacaddii ugu horreysay ee xog-ururinta iyo tiro-koobka laga barto, isla markaana laga fuliyey, isaga oo ku dardaaray inay ardayda baratay cilmigaas ka faa’iideystaan.