Qeexid

"Kitaabka Quraanku ku qoranyahay."

Qeexid Xigta

Masaajidyada magaalada kan ugu weyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaamac oo kali ah:
  • Hayadda HALT oo uu sameeyay ninka la yidhaahdo Cabdi Jaamac Yuusuf waxay xubnaha ku jira badankoodu ka shaqeeyaan shirkadda la yidhaahdo Rolls-Royce oo ah shirkada samaysa baabuur qaali ah.
  • Taasi ayaana sabab u ahayd in markii muddadii xilka loo igmaday ka dhammaatay ee la doortay Jaamac Cali Jaamac sannadkii 2001 in uu arrintaasi gaashaanka ku dhufto, kana rido Puntland dagaal sokeeye oo naf iyo maalba ay ku burbureen.