Qeexid

"Wadey; saaxib; jaal."

Qeexid Xigta

Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaalle oo kali ah:
  • Dagaalka ayaa ka dhashay weerar la qorsheeyay oo lagu qaaday Kuliyadii Jaalle Siyaad oo ah saldhig ay dagan yihiin ciidanka Burundi oo ka tirsan kuwa AMISOM, iyadoo madaafiic xoogan ay dhinacyadu isdhaafsanayeen.
  • Oktoobar waxaa uu Ibraahim, ku biiray Kuliyaddii Jaalle Siyaad isagoo Darajada Xiddigta halkaasi ka soo qaatay.