Qeexid

"(-do, m.l) Dhar culus, kor laga qaato oo lagu xarragoodo dhaxantana laga qaato; jubbad; koor."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaakad oo kali ah:
  • Wargeyska Daily Monitor ee kasoo baxa dalka Ugandha ayaa lagu soo daabacay in ciidamada Ugandha ay u baahan yihiin qalab ay ka mid yihiin waxyaabaha rasaasta celiya sida jaakadaha birta ka sameysan koofiyada iyo qalab kale oo muhiim u ah ciidamada.
  • Sidoo kale Ciidamadamada Booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay xalay ka heleen goob lagu caweeyo oo lagu magacaabo Capital Night Club jaakad ay ku rakiban yihiin waxyaabaha qarxa, taasoo qofkii watay aan la qaban.