Qeexid

"ld jaasuusnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaajuusnimo oo kali ah:
  • "Dhowr qof oo aan maxkamad u soo taagnay dambiyo jaajuusnimo ayaa jira, wayna qirteen dambiyadaas, balse ma jirto wax ciqaab ah oo la marsiiyay, wararka la baahiyay ee ah inaan goracnay 7-rag ah waa been" ayuu yiri Sh.
  • Hay'adda IMC oo saldhigeedu yahay Mareykanka ayaa waxaa horay looga joojiyay howlaheeda Gobolada ay gacanta ku hayso Al-shabaab, kadib markii lagu eedeeyay inay qaab jaajuusnimo ah ugu shaqeyso Mareykanka iyo Qaramada Midoobay.