Qeexid

(-rro, m.dh) Shay afar gees leh oo ka samaysan shamiito iyo ciid laysku qasay oo guryaha lagu dhiso; bulukeeti.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaajuur oo kali ah:
  • Waxa iyana intaa dheer 47 goobood oo lagu sameeyo Jaajuurka, leebaajooyin baabuurta lagu maydho iyo dhismayaal socda, kuwaas oo isticmaala biyo aad u badan.
  • Waxa kaliya ee loo baahan yahay, waxay ku saabsan tahay in heshiis lala galo shirkadaha dalka ee dhagaaxda ka qota kaabadaha iyo jaajuurka, iyo injineerada dalka laga faa’iidaysto.