Qeexid

"Jaahil ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaahilnimo oo kali ah:
  • Marxaladdaa oo ahayd mid xasaasiya, adduunyaduna ay ku sugnayd mugdi iyo jaahilnimo ayuu Ilaahay (s.
  • Diin cayga: Quraanka waxaa ku jirta aayad macnaheedu yahay: Muslimiiney diimaha kale ha caayina si aan dadka diimahaas haysta si aargoosi iyo jaahilnimo ah Ilaahay u caayin.