Qeexid

"Qof aan wax akhrin, waxna qorin."

Qeexid Xigta

Kas-gaab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaahil oo kali ah:
  • Waxaa kaloo Mahadi uu dadkii ajnabiga iyo Soomaalida iskugu jiray ka jaahil bixiyay xalada dhabta ah oo ay Somaaliya ay ku jirta iyo in ay arinta ka wayntahay argagixiso la raadinaayo balse dana gaar ah laga leeyahay Somaliya.
  • Ereyga Aqoon ayaa lid ku ah jaahil.