Qeexid

"ld qaad 1. Geed caleentiisa, laamahiisa curdanka ah iyo diirkiisa la calashado oo lagu marqaamo."

Qeexid Kale

Kala j.: kala duwan.

Qeexid Xigta

Nooc.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaad oo kali ah:
  • Dadyowgii la oran jirey Olmekista iyo Mayaniska ayaa dhowr jaad oo galley ah beeran jirey iyagoo karsan jirey iyadoo baduugan (iyadoo budo laga dhigey) ama farsamaysan (nixtamalization).
  • “Dawlad ku timid doorasho, marka aanay helin baarlamaan la soo doortay, waxay noqonaysaa qof sita laba kabood oo kala jaad ah” sidaa waxa yidhi Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga UCID mar uu ka hadlayey muddo kordhinta golayaasha baarlamaanka.