Qeexid

iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo; tan iyo. Tus. “I. (ama i.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iyo oo kali ah:
  • Ugu dambayn waxa uu Cabdi-farjar hadalkiisa ku soo khatimay “Shirgudoonku waxa uu ugu talo galay inuu qoyskayga xabad ka dhex rido, laakiin noqon mayso sida ay ugu talo galeen ee dagaalku wuxuu noqonayaa aniga iyo shir-gudoonka”.
  • Barlamanka PL oo ansixiyay Misaaniyad Barlamaanka Dowlad Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa si rasmi ah u ansixiyay Miisaaniyadda 2009 ka dib dood iyo falanqeyn dheer.