Qeexid

"Magacuyaalka qofka saddexaad ee kelida ah oo ka kooban 'iya 1' iyo 'na 2'."

Qeexid Xigta

Magacuyaalka qofka saddexaad ee wadarta ah oo ka kooban 'iya 2' iyo 'na 2'.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iyana oo kali ah:
  • Hase yeeshee, waxa iyana xusid mudan dhaliilihii siyaasadeed ee ay kasbadeen madaxdii SNM markii loo dhiibay talada dalka, taas oo la odhan karo mar iyo lababa inay taloxumaysteen, talo-xumadoodana waxa umadda ka soo gaadhay dhibaato badan iyo dib-u-dhac.
  • Warbaahinta qaranka ayaa iyana si gaar ah loo isticmaalaa oo ku hadasha afka dawladda ama dabcan xisbiga UDUB oo ay isku Milan yihiin.