Qeexid

Waa kuwee?

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iyama oo kali ah:
  • Ugu dambayntii haddii uu geed si xun u baxo oo aad u aragto inaanu sidan hadh fiican ku yeelanayn iyamaa fiican waa su’aale in gunta laga jaro iyo in la qorqoro.
  • Doorashoyinkii Tognaan iyo Tabnaan waa Iyama?