Qeexid

"Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee kelida oo dheddig ah (tan laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iyada oo kali ah:
  • Isu soo baxaan ayaa yimid xili Xukuumada ka arimisa Somaliland mamnuucdey in Xisbiyada mucaaradka dhigi karin banaanbaxyo.
  • Biniaadanka waxaa dhaqan u ah meesha oo ku dhashtay ama qoomiyada oo ka dhashtay.