Qeexid

Dareen xurmo iyo qaddarin leh oo cid loo muujiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ixtiraam oo kali ah:
  • Taasoo dhibaato weyn ku haysa dadka reer Ciraaq iyaga oo ku baaqay in la ixtiraamo qaranimada iyo madaxbanaanida Ciraaq.
  • Xeerarka gargaarka bani’aadanimada waa in si buuxda loo ixtiraamaa sidoo kalana shaqaalaha gargaarku waa inay helaan amaan ka hor inta aysan WFP dib u bilaabin hawlaheeda.