Qeexid

Wanaag cid loo galo. ld isxaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ixsaan oo kali ah:
  • Ilaaha abuurtay mooyee, cid maanta Soomaali ixsaan u heysaa ma jirto.
  • Caddiyyu wuxuu yidhi: Intaa ka dib waxaan billawnay inaan raadinno wararka gabadha, iyadoo aan sugayno imaanshaheeda, innagoo weliba aan sigayno inaan rumeysano wixii naga soo gaarey ixsaankii Muxammad iyo asxaabtiisa ay u galeen walaashay.