Qeexid

Isutagga siyaasadeed, dhaqaale, iwm ee dhex mara laba dawlad iwm; midow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga itixaad oo kali ah:
  • Isla waraysigan wuxuu Yuusuf-dheeg ku dafiray in aan maamulka Cabdi-qaasim aanay ka mid ahayn xubno argagixiso ah oo ka tirsan ururka Al-Itixaad.
  • Ururrada Al-shabab iyo Al-itixaad ayaa lagu eedeeyay inay dagaallo ka wadaan Somalia, ayna xiriir toos ah la leeyihiin shabakadda Al-Qaacida oo Mareykanku uu u haysto inay dunida ka abuurtay argagaxiso.