Qeexid

Wax aan la ahayn oo la iska dhigo. ld iskayeeleel1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isyeelyeel oo kali ah:
  • Waxaa meelo badan oo dunida ka tirsan iyo dalka gudhiisaba looga dabaaldagayaa 26kii Juun oo nin isyeelyeela iyo mid dafirsan mooye aynaan isu sheegayn qiimaha iyo qaayaha ay leedahay.