Qeexid

Is raaca laba dawladood, laba ummadood ama ka badan ay is raacaan iyagoo hab siiyaasi wadaagaya.

Qeexid Xigta

Galmoodka dhex mara ragga iyo haweenka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isutag oo kali ah:
  • Sheekh Albaani wuxuu booqasho ugu tagay waddamo kala duwan wacdin iyo muxaadaro ujeedin sida: Sacuudi carabiya, Qadar, Kuweyt, Masar, Isutagga Imaaraadka carabta, Isbeyn, Ingiriiska iyo Jarmalka.
  • Waxaa bayaankan soo saaray aqoonyahaniinta iyo ganacsatada reer puntlan ee ku dhaqan dalka isutaga imaaraadka carabta.