Qeexid
isudhigan kiimikeed m.l (-dyo, m.dh) culays isudhigan.
isudhigan kiimikeed m.l (-dyo, m.dh) culays isudhigan.
m.l
Qeexid: (kiim.) Cufka curiyaha ama iskudhiska ku darsami kara ama barabixin kara hal garaam oo haydarojiin ah (ama siddeed garaam oo ogsijiin ama 35.5 garaam oo koloriin) marka falgal kimikaad dhacayo. Culays-isudhiganku wuxu u taaganyahay “awoodda ku-darsamidda” ee walaxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-mmo ..., m.l) (xis.) Culays isudhiganka walaxi leedahay oo lagu tibaaxay garaamyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la qoray ahaansho.
Qeexid Xigta: U dh.: wax, wax la qiima ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la kaydiyey noqosho.
Qeexid Xigta: U dh.: wax, wax kale la qiima ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (nax.) Labo curiye oo aan is qaban karin oo midba midka kale aan u oggolaanayn in ay iskula jiraan hal meel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la bandhigay ahaansho (alaab).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-wayaal, m.l/dh) ld iskudduwe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]