Qeexid

"isu ekaansho m.dh Isbarbardhig ama isku ekaansho ka dhexeysa laba shay, taaso isaga mid yihiin hal dariiqo. “Isu-ekeyn” waa marka aad is barbardhigtid laba shay, si aad u sharaxdid ama aad u fahamtid waxa ay yihiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isu oo kali ah:
  • Mar aan saakay booqday isbitaalka Keysaney ayan ku soo arkayey dhaawaca ilaalada C/fitaax Shaawey kuwaasi oo dhaawacoodu isugu jiray mid fudud iyo kuwo halis ah.
  • Shaki ma leh in afka caynkaas ah barashadiisu shaqo fudud aysan ahayn.