Qeexid

istoy kiyoometri m.l (-iyo, m.dh) (kiim.) Saamiga isu beegma ee curiyeyaasha marka iskudhisyadu samaysmayaan ama walxuhu isla falgalayaan.