Qeexid
Biyo yar oo lagu darbado.
Qeexid Xigta
Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.
Biyo yar oo lagu darbado.
Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaaddo nadiifin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg istijoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg istiil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Madax bannaani; xorriyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dalbashada Ilaah laga dalbado dembi dhaaf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) (siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Adeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: /mg1 Wax adeegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qoraal lagu codsanayo xil ka degid. ld istiqaalad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xus dhaqameed weyn oo ula la isla dhaco oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada Afgooye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-ryo, m.dh) (kiim.) Nooc iskudhis orgaanig ah oo ku samaysma falgal dhexmara asiidh iyo alkohool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: istoy kiyoometri m.l (-iyo, m.dh) (kiim.) Saamiga isu beegma ee curiyeyaasha marka iskudhisyadu samaysmayaan ama walxuhu isla falgalayaan.
m.dh
Qeexid: (siyaa.) Qorshe la qabto si loo gaaro himilo, gaar ahaan siyaasadda, dagaalaha, ganacsiga.
Qeexid Xigta: (siyaa.) Qorshe xirfadeed in lagu meeleyo ciidan iyo hubka, si loo helo guusha ama faa'idada ugu fiican.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Cad yar oo mara ah oo wax lagu tirtiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ikhtiyaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Istiqfaar samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Salaad sunno ah, soon iyo ducooyin loo sameeyo muraad adkaaday in Eebbe sahlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Summad: sb. Bir wiriqle ah midabkeeduna yahay caddaan qalin ah kana tirsan ururka V ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. Waxa loo helaa curiye ahaan, ogsaydh ahaan ama salfaydh ahaan (istibnayt, Sb2S3). Culays-atam: 121.75; tiro-atam: 51.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]