Qeexid

ld isticmaarsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isticmaarsad oo kali ah:
  • Ethiopia waa waddan soo jireen ah oo xataa Yamen isticmaarsaday, waxayna aaminsanyihiin inaan qayb ka mid ah nahay, taageerana waa u heleen arrinkaas. waxa sahlay in aan faragalinta u jilicsanaano waxaa ugu wacan 2 arrimood.
  • Tan kale waa runtaa Isticmaar Caddaan ma gaaraan laakiin ka waran dadkay Isticmaarsadeen.