Qeexid

"(-rro, m.dh) (siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isticmaar oo kali ah:
  • Waxaa lagu guuleystay in xarakada gobannimada ee Xeebta Soomaaliyeed ee Faransiisku gumeysto ee Front De Liberation De Cote Somalienne (FLCS) ay dalka ka xoreyso isticmaarka 1977 dhalashadii Jumhuuriyadda Djibouti.
  • Dhinaca kale Mucaaradka Asmara oo wax laga weydiiyey kulanka uu Ra'isal Wasaraha Somalia u soo bandhigey ayaa sheegay in wadanku isticmaar ku jiro islamarkaana ay ka xun yihiin in nuur Cadde uu aqbalo xilka loo magacaabey.