Qeexid

"(-llo, m.dh) Adeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isticmaal oo kali ah:
  • Uunsiga badanaa waxaa isticmaalo naagaha marka ee marti guriga ugu imaaneeso ama marka ee guriga carfinaayaan.
  • Afhayeenku wuxuu carabka ku adkeeyay in garoonka Muqdisho uu noqday mid ciidamo ay isticmaalaan lagana soo dajiyo hubka, taasna ay ku kaliftay inay go'aansadaan xiridiisa.