Qeexid

Raaxo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga istareex oo kali ah:
  • "anaga dhankeena Nabad ayaa lagu istareexaa laakiin waa dhanka kale waxa dhibaatada amni ka taagan waxaana rajeynaa in dhamaan Magaalada aan amaanlkeeda sugno oo aan ka saarno kooxda ridada oo uu ula jeeday Dowlada KMG ah.
  • Maqaaxida oo ahayd meherrad xoog iyo xoolo door ahiba galeen, haddana ragii lahaa ayaa la sheegay in ay ku istareexsan yihiin baaba’a meherradooda.