Qeexid

"(-do, m.l) Qorshe loo dejiyo in lagu maamulo hawl gaashaandhig, siyaasad, ama dhaqaale. ld istaraatiijiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga istaraatiijiyad oo kali ah:
  • Raisalwasaaraha ayaa u gudbiyay Xubnihii ka socday Ururada Bulshada rayidka magaalada Muqdisho, documenti istaraatiijiyada dib u heshiisiineed ee uu horay usoo bandhigay.
  • Xukuumada raisalwasaare nuur cadde ayaa wali wada diyaar garowga dib u heshiisiinta, waxaana tan iyo intii istaraatiijiyadii dib u heshiisiinta ku dhawaaqday ku tallaabsatay guulo waa weyn oo horumar u ah dib u heshiisiinta.