Qeexid

"(-iyo, m.dh) I. ah: meel difaaca ku habboon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga istaraatiiji oo kali ah:
  • Diinsoor waa DEGMO ka tirsan Gobolka Baay waana degmo istaraatiiji ah degmada wax soo saarkeeda waxuu ku tiirsan yahay wax soo saarka beeraha iyo xoolaha nool degmadaan waxaa ugu waaweyn qabilada dega DABARE, Geelidle, iyo qabiilo yaryar oo kale.
  • Isku suu duuboo waxaan oran karnaa s haki kuma jiro in Norway ay cayaarayso kaalin ku salaysan istaraatiijiyo ganacsi.