Qeexid
(-bo, m.l) ld iskutallaab.
(-bo, m.l) ld iskutallaab.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Calaamad ka kooban laba xariiqood oo dhexda si qumaati ah isaga goya; laanqayr. ld istallaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld laablaab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld laablaab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
Qeexid Xigta: T. qaad: arrin wax ka qabasho.
Qeexid Kale: (fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel ka gudbin. ld tillaabi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Tiro, tiro la eg ku darid.
Qeexid Xigta: Wax, wax la mid ah ku xoojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: L. ah: tiro lagu daray tiro la eg.
Qeexid Xigta: Wax lagu xoojiyay wax la mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld tallaabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laallaab
Qeexid: Eeg laallaab2
m.l
Qeexid: /dh (-byo, m.dh) Buntuq boobe ah, fudud oo daabkiisu bir xalleefsan ka samaysanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Tallaabo qaadid.
Qeexid Xigta: Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid.
Qeexid Kale: Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid. 4. U t.: wax qabashadooda u gudbid. ld tillaabso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tallaab. ld tillaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: In yar oo lacag ah oo hoos laysugu dhiibo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg tallaabi. ld tallaabis, tillaabin, tillaabis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld tallaabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Ka t.: wax meel kale ka shisheeya ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tallaabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn.
Qeexid Xigta: Socod ka joojin ahaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]