Qeexid

"Wax hoos yiil kor u qaadid iyadoo la taagayo."

Qeexid Xigta

Wax socday joojin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga istaaji oo kali ah:
  • Kolkii, Cabdullaahi la soo istaajiyay boqorka hortiisa, ayaa wuxuu boqorkii haddana u soo jeediyay kiristaanimadii, laakiinse Cabdullaahi wuu diiday.
  • "maxkamadu waxay danbiyo ku soo oogeysaa dadkii Soomaaliya danbiyada ka galay oo isla markaana ay soo istaajin doontaa Maxkamada horteeda" ayuu yiri Faarax Macalin.