Qeexid

"Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey."

Qeexid Xigta

ld istaahilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga istaahil oo kali ah:
  • Dowladda Maraykanka waxa ay sheegtay in dowladda Soomaliya ay ku guuldaraysatay in ay bixiso daymo lagu lahaa sidaa daraadeed ayan istaahilin in ay hesho macaawino ka timaado dhanka Maraykanka.
  • Wargeyska oo soo xiganaya ninkaas ayaa sheegaya in uu gacansaduhu uu dalbaday in wax ka qabashada laga bilaab amiirada haya xilalka ayna istaahilin.