Qeexid

"Wax aad u jecleysasho."

Qeexid Kale

Qabyo dhammaystirid. 4. Qoryo shidmaya afkooda isugeyn.

Qeexid Xigta

Qof dhaawac ah dilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga israaci oo kali ah:
  • Nidaamkii qumanaa ee Somaliland, wuxu ku bur-buray israacii, isaga oo ku milmay kii Somalia Kaa Somalia oo ahaa mid aad u tayo xun, musuq-maasuq badan, doorashada lagu shubto, wax soo saarka iyo mushaharka shaqaaluhu yar yahay.
  • Waxana suurta gal ahaan lahayd in israacii noqdo mid midho dhaliya ama halkaa ku hakada.