Qeexid
Nafley caano leh, oo meeshii laga maali lahaa ama dhashoodu ka nuugi lahayd, iyagu isnuuga.
Qeexid Xigta
Inta isnuugta (irmaanka iyo dhashooda).
Nafley caano leh, oo meeshii laga maali lahaa ama dhashoodu ka nuugi lahayd, iyagu isnuuga.
Inta isnuugta (irmaanka iyo dhashooda).
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Neef xoolo ah ama haweenay dhashay iyadoo la nuugayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Caano naas ka jaqid.
Qeexid Xigta: Biyo, naafto iwm tuubbo ku dhuuqid iyada oo la adeegsanayo bishimaha iyo carrabka.
Qeexid Kale: Hoore isbuunyo, cudbi iwm ku soo qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax alla wixii sarreeya (cir).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]