Qeexid

"Maalinta u dhexeysa axadda iyo talaadada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isniin oo kali ah:
  • Issimada ayaa la filayaa in kulan kama dambeys ah la qaataan Madaxweynaha Puntland maalinta berri ah Dec 15,2008 madaama guddiga lagu balamey inuu howshiisa bilaabo Isniinta.
  • Dhanka kale; dooni kuwa kaluumeysiga ah oo laga leeyahay dalka Yemen ayaa habeenkii Isniinta laga qabsaday taasoo lagu magacaabo Al-Hilaal, iyadoo kooxaha afduubayaasha ah ay dalbadeen lacago madaxfurasho ah.