Qeexid

Cadho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga isnidaamis oo kali ah:
  • Isnidaamis waa cuncun maqaarku yeesho waxaana keena bahala yaryar oo ku nool maqaarka korkiisa (dushiisa), kuna dhala jirka aadamiga korkiisa (dushiisa).