Qeexid

"(f.g) Wax is gudbin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Wax, wax kale maleyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ismoodsii oo kali ah:
  • Malaha waad ismoodsiisay ee waa af kale?
  • Laakiin haddana khasab ma aha isku qabsiga mar walba in ay godobi ku jirto; waxaa jiri kara qalad dhacay iyo ismoodsiis ay labada dhinacba ka eed la yihiin.