Qeexid

"Caro darteed wax la kala garan waayid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ismar oo kali ah:
  • Labadan kooxood ee kala matalayey Gobollada Jubada hoose & Sh/dhexe markay ismari waayeen waxaa loo dhigay rigoolayaal si ay u kala baxaan 4-3 ku raysay kooxda Kismaayo oo gudubtay wareega Semi-Finalka Tartanka 18-aad ee Kubadda Cagta Somalia.
  • Heshiiskii Kampala ee la saxiixay bishii June ee sannadkan ayaa lagu dhammeeyay ismariwaagii siyaasadeed ee curyaamiyay geeddi socodka nabadda.