Qeexid

"Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ismaandhaaf oo kali ah:
  • Ogaanshaha ilaha uu ka dhasho ismaandhaafka afeed ayaa saldhig u noqon kara ka doodista sida loo higgaadiyo ereyada af Soomaaliga.
  • Ka sokow xisbiyaddii tirade badnaa iyo is barbaryaacii siyaasadeed, dilkii madaxwaynaha dalka: Cabdirishiid Cali Sharmake, wuxuu horseeday ismaandhaaf iyo jahwareer siyaasadeed oo hor leh.