Qeexid
(-nno, m.dh) Halkudhegyo qeexaya ujeeddo.
(-nno, m.dh) Halkudhegyo qeexaya ujeeddo.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax laaloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Waxla aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid Xigta: Nafley caato noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Dab wax la oogay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax si wanaagsan loo fuliyey ahaansho (salaad).
Qeexid Kale: Dacwo, rabsho iwm wax la oogay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Dab wax la oogay noqosho.
Qeexid Xigta: Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax taaloog leh ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haystaan.
Qeexid Xigta: I. ah: qof diinta nebi Maxamed rumeysan.
Qeexid Kale: (-nno/-aammo, m.dh) Qof madaxnimo beeleed loo doortay. 4. Nin da'weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) Qof dumar ah oo da' weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax noogay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Cid meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof dhuuban oo xoog leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Muslim noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]