Qeexid

"Qab weyni laysu qabo."

Qeexid Xigta

Marka la amminsanyahay in dalka ama qolada laga tirsanyahay ay ka wanaagsanyihiin, muhimmadna ka leeyihiin waxa kale oo dhan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga islaweyni oo kali ah:
  • Reer yurub markii ay sameeyeen horumar aad ah waxaa galay kibir iyo islaweyni, ummadihi ay dhaafeenna waxaa ku dhacay baqdin iyo nacayb.
  • Reer yurub markii ay sameeyeen horumar aad ah waxaa galay kibir iyo islaweyni, ummadihi ay dhaafeenna waxaa ku dhacay baqdin iyo nacayb.